Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee la isku waafajin karaa xakameynta Coronavirus iyo ilaalinta xuquuqda dadka?


 The ultrastructural morphology exhibited by the 2019 Novel Coronavirus
The ultrastructural morphology exhibited by the 2019 Novel Coronavirus

Dowladda Shiinaha ayaa u muuqata in ay ku guulaystay yaraynta fidintaanka Coronavirus, iyada oo adeegsatay teknaloojiyadda casriga iyo dabagalka dhaqdhaqaaqa dadka.

Hannaanka xukunka ee shiinaha ayaa u ogolaanaya dowladdu inay la socoto adeegsiga baraha bulshda, laaakiin dalalka dimuqraadiga ah sida dalalka Yurub oo cudurka Coronavirus uu culays badan ku hayo ayay ku adkaanaysaa in go'aanadaas oo kale dhaqan-galiyaan.

Hadaba waa maxay doorka ay tiknaloojiyaddu ka qaadan karto xakamaynta Coronavirus, sideese la isku waafajin karaa xakamaynta cudurka iyo ilaalinta xuquuqda gaarka ah ee dadweynaha.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Sidee la isku waafajin karaa xakameynta Coronavirus iyo ilaalinta xuquuqda dadka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00


XS
SM
MD
LG