Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laascaanood: Agabka Faraxalka oo la Dhigay Waddooyinka


Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa maanta la dhigay agab lagu farxasho ama gacmaha laysaga meyro oo dowladda hoose ee magaalada ay ugu talagashay in lagaga hortago cudurka Coronavirus.

Weriyaha VOA Cabdikarim Olol ayaa arrimahan ka wareystay duqa Magaalada Laascaanood Cabdicasiis Xuseen taarwle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG