Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Intee le’eg tahay kartida Somalia kula dagaalami karto Coronavirus?


Dawladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhowaaqday in dalka laga helay kiiskii ugu horreeyey ee xanuunka Coronavirus, kaasi oo uu haleelay qof Soomaali ah oo kasoo safray dalka Shiinaha.

Dawladda waxay sheegtay inay samaysay meel gaar ah oo cisbitaal ahana u shaqayn doonta laguna daryeelo dadka looga shakiyo xanuunkan.

Cudurkan ayaa xakameyntiisa waxaa la tacaalaya dalal badan oo caalamka ka mid ah, kuwaasi oo qaarkood sheegay inay bilooyin qaadan doonto in la ciribtiro.

Haddaba kartida Soomaaliya ee la dagaalanka xanuunkan intee ayey le’eg tahay? Warbixintan waxaa inoo diyaariyey Jacfar Kuukaay.

Intee le’eg tahay kartida Somalia kula dagaalami karto Coronavirus?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:24 0:00


XS
SM
MD
LG