Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawad oo ka hadlay xiisadda Somalia iyo Kenya


Axmed Cise Cawad
Axmed Cise Cawad

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa wareysi uu siiyey VOA kaga hadlay xiisadda ka dhex oogan dalalka Soomaaliya iyo Kenya ee dhanka xuduudda.

Cawad ayaa sheegay in kadib hadalladii kululaa ee ay is-weydaarsadeen in hadda labada dhinac ay isku afgarteen in xiisadda la qaboojiyo.

Cawad ayaa sidoo kale sheegay in madaxweyne Farmaajo uu booqn doono Kenya, islamarkaana safarkaas iminka laga shaqeynayo.

Haaruun Macruuf ayaa wareystay wasiirka.

Cawad oo ka hadlay xiisadda Somalia iyo Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:50 0:00


XS
SM
MD
LG