Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shoole oo faah-faahiyey qorshaha Madasha Xisbiyada


Shirka Madasha
Shirka Madasha

Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa sheegay inay isku raaceen inay ku midoobaan hal xisbi siyaasadeed.

Go’aankan ayaa waxaa lagu shaaciyey qoraal ay Madasha kasoo saareen shir socday shan maalmood oo xubnaha ay ku yeesheen magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Shirkan ay xisbiyadani yeesheen oo ay ka qaybgalayeen hogaanka xisbiyadan ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu ka waraystay Danjre Cabdirisaaq Axmed Shoole oo ah afhayeenka ku meel gaadhka ah ee madashan, waxaana uu ugu horeyn weydiiyay xisbiyada kulmay kuwa ay yihiin.

Shoole oo faah-faahiyey qorshaha Madasha Xisbiyada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00


XS
SM
MD
LG