Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada Sh/Dhexe oo caqabado wajahaya


Bariiska Jowhar

Ganaacsatada Gobalka Shabellaha dhexe ayaa waxaa haysta caqabado ay ka mid yihiin in aanu jirin suuq rasmi ah oo ay ganaacsatadu u iib geeyaan wax yaabaha uu hodonka ku yahay Gobalka sida Qudaarta Kaluunka iyo xoolaha nool.

Gudoomiyaha Rugta Ganaacsiga Gobalka Shabellaha dhexe Ceydiid Maxamed Cabdulle oo weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane kula hadlay Magaalada Jowhar ayaa sheegay in kan Rug Ganaacsi ahaan ay wadaan qorshooyin ay wax kaga qabanayaan dhibaatooyinka Ganaacatada haysata.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG