Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhibaato dhaqaale oo ka taagan Jowhar


Gobalka Shabelle Dhexe wuxuu ka mid ahaa goballada Soomaaliya kuwooda ugu horreeya dhinaca wax soo saarka beeraha.

Ka sokow dhinaca beeraha, dadka ku nool magaalada Jowhar waxay dhaqdhaqaaq ganaacsi oo aad u fiican ay ka heli jireen gaadiidka xamuulka qaada ee isaga kala goosha Koonfurta iyo Waqooyiga Soomaaliya ee wadada laamiga isticmaala.

Hase yeeshee Al-Shabaab oo xiray qeybo ka mid ah waddada dheer ayaa saameyn xooggan ku yeelatay reer Jowhar.

Warbixintan waxaa Jowhar kasoo diray Xuseen Xasan Dhaqane, oo dhowaan booqday.

Dhibaato dhaqaale oo ka taagan Jowhar
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00


XS
SM
MD
LG