Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Beled-Xaawo oo maanta degan


Gedo
Gedo

Xaaladda magaalada Baladxaawo ee gobbolka Gedo ayaa saaka deggan kadib dagaal khasaara dhaliyay oo shalay halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubaland.

Wararkii ugu dambeeyay ee khasaaraha dagaalka ayaa sheegaya in ilaa shan ruux oo dhinacyadii dagaalamay ay ku geeriyoodeen dagaalka halka khasaaraha dhaawacana uu gaaraya ilaa 15 ruux oo ay u badan yihiin dad rayid ah oo ku waxyeeloobay madaafiicdii iyo rasaastadii dagaalka.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Nairobi.

Xaaladda Beled-Xaawo oo maanta degan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00


XS
SM
MD
LG