Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo Malaayiin Neef ka Tallaaleysa Cudurka Sambabka


Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta daahfuray tallaalka xoolo gaaraya shan million oo neef guud ahaan deeganada miyiga ee hoos yimaada maamulka.

Xoolaha ayaa laga talaalka xanuunada sanbabka ariga, islamarkaana howlahan ay socon doonaan ilaa laba bilood.

Warkan waxaa noo soo diray wariyaha VOA ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb.

Puntland oo daahfurtay tallaalka xoolaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:18 0:00


XS
SM
MD
LG