Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Deegaanka Warmaxan


Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maanta qarax lala beegsaday kolonyo ciidamada dawladda ah iyo gaadiid kale oo ay leeyihiin dad rayid ah agagaarka deegaanka Warmaxan.

Inta la ogyahay hal askari ayaa ku dhintay qaraxa 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen, sida uu VOA u sheegay qof goobjooge ah.

Warbixintan waxaa noo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Qarax ka dhacay Warmaxan
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:08 0:00


XS
SM
MD
LG