Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoobiyeyaal lagu weeraray Muqdisho


Askar Ugandes ah oo ku sugan gudaha Xerada Xalane

Wararka ka imanaya Muqdishu ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhaawacmay weerar hoobiyayaal ah oo lala beegsaday degaanka Xalane ee ku dhex yaalla garoonka diyaaradaha Muqdishu.

Weriyahayaga Nuur Bukhaari ayaa khadka telefoonka ku waraystay weriyahayaga Muqdishu Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG