Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsiga Boosaaso oo maalmo hakad ku jira


Boosaaso

Waxaa weli hakad ku jira ganacsiga suuuqa, gaar ahaan meheradaha bagaashka ee magaalada Boosaaso oo la hakiyey muddo dhowr maalmood ka hor.

Ganacsatada ayaa ka cabanaya canshuur kordhin ay sheegeen in lagu sameeyay, waxaana ay joojiyeen badeecadihii ay kala soo degi jireen dekedda Boosaaso, kuwaas oo weli ku xayiran dekedda.

Sidoo kale qaar ka mid ah ganacsatada, ayaa lagu soo waramayaa in la xirxiray kadib go’aanka ay qaateen.

Warbixintan waxaa Boosaaso ka soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG