Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Somalia uga dhigan tahay in deynta laga qafiifiyo?


IMF

In ka badan 100 dal oo xubno ka ah IMF ayaa ballan qaaday inay bixinayaan $334 milyan oo qeyb ka ah deynta laga qafiinayo Soomaaliya, sida ay maanta sheegtay IMF.

Ballan qaadkan ayaa u ogolaanaya Soomaaliya inay hesho lacag cusub oo lagu billaabo kobaca dhaqaala dalka iyo yareynta saboolnimada, sida ay bayaan ay soo saartay ku sheegtay agaasimaha maamulka IMF, Kristalina Georgieva.

Soomaaliya oo lagu leeyahay deyn gaareysa $5.3 bilyan, ayaa waxaa deynta looga qafiifinayaa barnaamij gaar ah oo lagu kaalmeeyo dalalka ugu saboolsan dunida.

Haddaba waxa ay arrintan Soomaaliya uga dhiggan tahay ayaa wariyaha VOA-da ee magaalada London waxa uu ka wareystay Prof. Xuseen Warsame oo bare ka ah Jaamacadda Calgary ee dalka Canada.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG