Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kanaalada xirmay ee webiga Shabelle oo dib loo furayo


Sodankii Sano ee la soo dhaafay waxaa aasmay ama xirmay marinadii ay mari jireen biyaha wabiga Shabeelle, taasi oo horseeday dhibaato joogto ah oo ay dadka deegaanka kala kulman.

Haddaba qaar ka tirsan dhalinyarada gobolka Hiiraan ayaa billaabay dadaallo ay si is-xilqaan ah ugu furayaan kanaaladaas xirmay.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG