Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Filim jaceyl oo lagu soo bandhigay Hargeysa


Hargeysa
Hargeysa

Magaalada Hargeysa ayaa shalay lagu soo bandhigay filim Soomaali ah kaasi oo ay jilayaan dhalinyaro reer Hargeysa ah.

Filimka oo ka hadlayo Qiso jacayl ah ayaa waxaa loogu magac daray SHIL JACAYL, waxaana soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa ka waraystay sheekada filimkan cusub Deeq Aw Cali oo ah agaasimaha Filimada, ee wasaaradda warfaafinta.

Filim jaceyl oo lagu soo bandhigay Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


XS
SM
MD
LG