Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Dhistay Guddi la Dagaalama Daroogada


Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay la dagaalameyso dadka ka ganacsadda ama soo geliya Somaliland maandooriyeyaasha sida xashiishka iyo khamriga. Xukuumadda ayaa magacowday guddi heer qaran ah oo hormuud ka noqda howlaha la dagaalanka ka ganacsiga maandooriyeyaasha.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh. Khaliil Cabdillaahi Axmed ayaa faahfaafhiyey sababaha keenay in xukuumaddu ay go’aankan gaarto, isaga oo sheegay in loo baahan yahay wada shaqeyn guud oo laga yeesho la dagaalanka ka ganacsiga maandooriyeyaasha, oo muddoyinkan danbe la soo weriyey inuu dhibaato ba’an ku hayay da’yarta.

Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG