Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Maxaa dardar geliyey weerarada Al-Shabaab?


Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay weeraradii ugu dambeeyey ee Al-Shabaab ay ka fuliyeen Soomaaliya iyo Kenya, iyo waxa ugu wacan in Al-Shabaab ay markii muddo la joogaba ay awood u yeeshaan inay dardar geliyaan weeraradooda. Maxamed Colaad Xasan ayaa soo jeedinaya barnaamijka.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:38:33 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG