Xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ayaan ilaa hada iksu af garan xilliga la qabanayo doorashooyinka goleyaasha wakiilada iyo dawladaha hoose, in kasta oo ay golaha guurtidu mudo kordhin u sameeyeen.
Waxaa weli xayiran xaaladda guddiga doorashooyinka, kadib markii la kala diray guddigii hoe ee waqtigoodu dhammaaday, islamarkaana guddiga cusub uu waayey kalsoonida xisbiyada mucaaradka.
Khilaafka ka taagan guddiga doorashooyinka ayaa noqday caqabad sharci oo ku gudban qabsoomida doorashooyinka iyo dhaqaajinta hawlaha qabyada ah.
Waxaa warbixintan ku eegeysa Sahra Ciidle Nuur.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available