Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Senator Ilyaas: Ma ahan in Farmaajo ku Dul-gabbado Abiy Axmed


Ilyas Ali Hassan

Senetar Ilyaas Cali Xasan oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa aragtidiisa ka dhiibtay, warka sheegaya in laga yaabo in Ra'isulwasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Soomaaliya ay tagaan magaalada Hargeysa.

Wuxuu xildhibaan Ilyas oo hadda jooga Turkiga uu khadka telefoonka ugu warramay Nur Hassan Nur Bukhari.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG