Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraabe: Deel-qaaf ayay Nagu Tahay Imaanshiyaha Farmaajo


Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradksa Somaliland ee UCID Fyasal Cali Waraabe, ayaa sheegay in aysan aqbaleyn in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmajo uu tago magaalada Hargeysa.

Nur Bukhaari oo wareystay Faysal oo jooga dalka Imaaraadka, ayaa ugu horreyn weydiiyay dareenkiisa ku aadan in madaxweyne Farmaajo uu tago Somaliland.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG