Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalluumeysato ku Dhintay Dabeylo ku Dhuftay Xeebaha Muqdisho


Ugu yaraan lix ka mid ah kaluumeysatada doomaha yar yar ku jillaabta ayaa ku dhintay, kuwo kale waa lagu la’ayahay xeebaha magaalada Muqdisho, ka dib markii dabeylo ay kaluumeysatadu ku sheegeen kuwo aan waqtigan looga baran, ay xeebaha ku dhufteen.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan noo haya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:53 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG