Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xiisadda federaalka iyo Jubaland


Madaxda
Madaxda

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka dhex oogan dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Jubaland, taasi oo kasii dartay dhowaan markii dowladda ay ciidamo geysay gobolka Gedo oo ka tirsan maamulka Jubaland.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:36:22 0:00


XS
SM
MD
LG