Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartan caanaha geela ah oo ka billowday Hargeysa


Geel
Geel

Dhaqashada geela waa mid ka mid ka ah waxyaabaha udub dhexaadka u ah dhaqanka reer miyiga ee Soomaalida iyo suugaanta, waxeyna uga faa’iideystaan iyagoo hilibkiisa cuna, caanihiisa caba, isla markaana u adeegsada gaadiid ahaan.

Waayihii u dambeeyay waxaa ku soo kordhayay Soomaalida reer miyiga ah ganacsato magaalooyinka ka yimaada iyo qurba joog geela dhaqda.

Shalay waxaa Somaliland ka bilowday markii ugu horeysay tartanka caanaha geela kaasi oo ay iska kaashadeen sida la sheegay dawladda Somaliland iyo Isu-tagga Imaaradka Carabta, iyadoo abaal marino la siin doono dadka uu geeloodu ugu caano badnaado.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakule oo goobtii tartankaasi tagay ayaa warbixintan Hargeysa nooga soo diray.

Tartan caanaha geela ah oo ka billowday Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00


XS
SM
MD
LG