Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijyo gaar ah: Dadka aan badanaa laga hadlin


UNESCO
UNESCO

Maanta waxa ay ku beegan tahay maalinta Raadiyaha ee Adduunka, waxaana idiin soo gudbineynaa warbixino gaar ah, oo aan uga hadleyno xaaladda dadka aan inta badan sheekooyinkooda la werin.

Barnaamijyadan oo ka kala imanaya magaalaoyinka Muqdisho, Hargeysa iyo Boosaaso, waxaa ay ka kala hadlayaan haweenka, naafada iyo dadka la hayb-sooco.

Barnaamijka dadka la hayb-sooco waxaa Hargeysa kusoo diyaariyey Khadar Maxamed Cakule.

Barnaamijka ku saabsan xuquuda dumarka Soomaaliyeed, waxaa Boosaaso kusoo diyaarisay Faadumo Yaasiin Jaamac.

Barnaamijka ku saabsan baahiyaha ay qabaan dadka naafada ah, waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Saddexda warbixin, hoos ka dhageyso

Warbixinta Khadar Maxamed Cakule
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:01 0:00
Warbixinta Faaduma Yaasiin Jaamac
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:19 0:00
Warbixinta Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:27 0:00




XS
SM
MD
LG