Shir looga hadlayo garsoorka dalka iyo cadaaladda ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.
Shirkan waxaa ka qaybgalaya hay’addaha garsoorka dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana xoogga lagu saarayayaa caqabadaha heysta garsoorka dalka iyo sidii loo tayeyn lahaa.
Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar ayaa warbixintan inooga soo dirtay Muqdisho.