Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabdirashiid Janan: Kuma sugni Mandera


Cabdirashiid Janan
Cabdirashiid Janan

Wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa sheegay inuusan ku sugneyn magaalada Mandera balse uu joogo magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo.

Hadalkiisa ayaa yimid kaidb markii siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta kale ee Gobolka Mandera ay ugu baaqeen dawladda Kenya inay hubka ka dhigto ama waddanka ka saarto Cabdirashiid Janan.

Cabdirashiid Janan ayaa sidoo kale sheegay inaysan wax dhibaato ah ku jirin inuu tago dalka, sida uu hadalka u dhigay.

Xuseen Barre Aadan ayaa wareystay Cabdirashiid Janan.

Cabdirashiid Janan: Kuma sugni Mandera
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00


XS
SM
MD
LG