Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aqalka Sare oo Ansixiyey Sharciga Doorashada Qaranka


Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka kaasi oo ay wax ka bedel ku sameeyeen, dibna ay ugu celiyeen golaha shacabka si ay Iyana u ansixiyaan.

Kulanka golaha aqalka sare oo ka dhacay xaruntooda Muqdisho ayaa 27 ka mid ah xubnaha Aqalka Sare ay ogolaadeen in sharcigan la ansixiyo, halka 6 xubnood ay diideen.

Wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan noo haya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG