Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Saddex sano ka dib doorashadii Madaxweyne Farmaajo


Maanta waxa ay ku buuxdaa saddex sano markii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullhi Farmaajo oo ahayd 8-dii February ee sanadkii 2017-kii.

Farmaajo ayaa intii uu ku jiray ololaha doorashada, khudbad uu baarlamaanka ka hor jeediyey waxa uu sameeyey ballanqaadyo dhowr ah oo uu ku sheegay inuu wax ka qaban doono haddii uu helo taageerada xubnaha Baarlamaanka ee dalka.

Haddaba, wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixin ku eegaya wixii ka fulay balanqaadyadii madaxweynaha iyo halka ay maanta mareyso xaaladda guud ee siyaasadda iyo ammaanka ee Soomaaliya.

Warbixin:saddex sano ka dib doorashadii M. Farmaajo
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:21 0:00


XS
SM
MD
LG