Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Saameynta is-casilaadda Xasan Yuusuf Ducaale


Xisbiyada Somaliland

Waxa xalay fiidkii is-casilay Xasan Yuusuf Ducaale oo ahaa xubinta Gudidda Doorashooyinka Somaliland ugu jiray Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID.

Guddiga ayaa waxaa horey uga maqnaa xubintii xisbiga Waddani, taasi oo macanaheedu yahay in mucaaradka aysan hadda qeyb ka ahayn guddiga.

Hadaba saameynta ay ku yeelan karto is-casilaada xubinta xubnaha kale ee Gudidda iyo murankii ka taagna sii shaqaynta Gudiddan, waxaa warbixintan ku eegaya Khadar Maxamed Cakule oo Hargeysa jooga.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG