Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad kusoo dhaawacmay dagaal oo la keenay Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho waxaa maanta laga soo dejiyey dad kusoo dhaawacmay dagaallada ku salaysan muranka qabaa’ilka ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayey duleedka magaalada Kismaayo.

Dagaalladan ayaa ilo kala duwan ay sheegayaan inay dhinteen dad aad u badan.

Mid ka mid ah waxgaradka oo dhaawacyada geeyay Isbitaalada Muqdisho laguna magacaabo Abuukar Macallin Cali ayaa weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uga waramay dagaalllada socday iyo dhibaatada ka dhalatay.

Dad kusoo dhaawacmay dagaal oo la keenay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00


XS
SM
MD
LG