Isku xirrada

War Deg-Deg ah

5 Qof oo lagu Dilay Dagaal Beeleed ka Dhacay Jubbada Hoose


Duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maalmahan ka dhacayay dagaal u dhaxeeya laba beelood oo isku haysta dhul 25km galbeed kaga toosan Kismaayo.

Inta la ogyahay 5 qof ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dagaal saaka dhacay, iyadoo tirade guud ee dagaalladan ku geeriyootay ilaa iyo haatan la sheegayo im ay gaarayso 8 qof.

Weriyaha VOA Khadar Xareed oo ku sugan Nairobi ayaa la socday wararka dagaalladan, wuxuuna u warramay Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:58 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG