Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isbitalka Yardimeli oo ka jawaabay hadalka dowladda Somalia


Yardilmeli

Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Federaalka oo la hadlay VOA ayaa sheegay inay jiraan ibsitaallo ka dhisan dhul dawladeed balse si gaar ah loogu shaqaysto.

Isbitalalada uu magacaabay waxaa ka mid ah Isbitaalka Yardimeli oo oo ay dhistay hay’ad Turki ah.

Haddaba waxaa noo suurtogashay inaan waraysano Agaasimaha Isbitaalka Yardimeli Ibraahim Maxamed Xasan. Nuur Bukhaari ayuu uga warramay dareenkooda.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG