Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kaamirooyinka amniga ee Muqdisho oo la qarxiyey


Qaraxyo ayaa saaka lala eegtay qaar ka mid ah kaamirooyinka wax sawira ee ku xiran waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo loo adeegsado sugidda amniga.

Qaraxyadan oo gaarayey illaa saddex, islamarkaana laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada ayaa burbiyey kaamariyoonka, sida ay goobjoogeyaal u sheegeen VOA.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo dirtay Seynab Abuukar.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG