Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caaqilka: Wiil dhallinyaro ah oo waxbara barakacayaasha


Caaqilka

Cabdullaahi Cabdiqaadir Ibraahim (Caaqilka) ayaa isaga iyo 8 dhalinyaro kale oo si iskooda isku xilqaamay waxay waxbarasho bilaash ah siiyaan qaar ka mid ah barakacayaasha Muqdisho ku dhaqan.

Hadda, dhalinyaradii kale ee howsha la wadday inkastoo ay howshaasi joojiyeen, Caaqilka waxa uu wali ku guda jiraa in maalmaha fasaxa uu u fidiyo barakacaasha qaar waxbarasho aas'aasi ah.

Jamaal Axmed Cismaan ayuu khadka telefoonka ee Muqdisho ugu warramay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG