Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qabow ka jira Hargeysa


Hargeysa
Hargeysa

Dadweynaha ku nool Magalada Hargiesa ayaa ka cabanaya qabaw xoogle oo ka jira Magalada iyadoo sadexdii maalmood ee ugu danbeeyey aanay dadku qoraxba arag, markii ay ceeryaan iyo daruuro shuux wata qariyeen. Dhaxantan ayaa dadka ku keentay in xillihore hoydaan.

Hadaba wariyahayaga magaalada Hargeysa Khadar Maxamed Cakule ayaa la kulmay qaar ka mid ah dhalinyarada Hargiesa.

Halkaan ka dhageyso warbixinta Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00


XS
SM
MD
LG