Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururada saxaafadda oo ka hor-yimid sharciga saxaafadda


Farmaajo

Sharciga Saxaafadda ee dhawaan ay ansixiyeen labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ku jira qodoba ay ka biya-diidsan yihiin ururada Saxaafadda.

Ururka Isku taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya iyaga oo ka dalbaday in uusan saxiixin sharciga Saxaafadda ee hadda yaala Xafiiskiisa kana soo gudbay labada Gole ee baarlamaanka.

Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ah Xogahaya guud ee Ururka Isku taga Suxuyiinta Soomaaliyeed ayaa weriyaha VOA Cabdulqaadirt Maxamed Cabdulle uga waramay dareenkooda.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:23 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG