Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Carruur cudurro kala duwan ugu dhintay Badhaadhe


Wararka ka imanaya degamada Badhaadhe ayaa sheegaya in ugu yaraan sagaal carruur ah ay u geeriyoodeen cudurro kala duwan oo kuwa faafa ah, oo sida ay mas’uuliyiinta degaanku sheegeen ay ka mid yihiin Jadeeco.

Xuseen Barre ayaa faahfaahinta arrintan ka waraystay Cabdinuur Maxamed Xiiray oo ka mid ah mas’uuliyiinta caafimaadka ee qaabilsan Badhaadhe, balse haatan ku sugan deegaanka Kulbiyow ee hoosyimaadda degmada Badhaadahe.

Carruur cudurro kala duwan ugu dhintay Badhaadhe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00


XS
SM
MD
LG