Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mashruuc lagu maal-gelinayo hal-abuurka dhallinyarada oo la furay


Mashruuca maal-gelinta dhallinyarada

Munaasabad lagu soo bandhigay mashruuc lagu maalgelinayo hal-abuurka dhalinyarada ayaa maanta lagu daahfuray magaalada Muqdisho.

Mashruucan ayaa waxaa gacan ka gaysanaya dowladda Mareykanka iyo qaar ka mid ah bankiyada dalka ka jira.

Maal-gelinta mashruucan ayaa waxaa wejigiisa koowaad ka qeyb-galaya in ka badan 340 dhallinyaro, waxaana ku baxaya 1,600,000 oo doollar.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:35 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG