Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan Aadan iyo Khadra Daahir oo ka hadlay taariikhda Daa'uud Cali Masxaf


Daa'uud Cali Masxaf
Daa'uud Cali Masxaf

Magaalada Jigjiga waxaa maanta lagu aasay Alle ha u naxariistee Daa’uud Cali Masxaf oo ahaa fannaan, laxamiiste, mu’allif iyo muusikiiste caan ah oo door weyn ka soo ciyaaray fanka Soomaalida.

Wariyaha VOA Sahra Ciidle Nur ayaa haddaba taariikhdii Daa’uud ka wareysatay fannaaniin ay ka mid yihiin Xassan Aadan Samatar, Khadra Daahir Cige iyo waliba Siciid Daa’uud oo ah wiil uu dhalay Daa’uud Cali Masxaf, waxaana hadalka ku horreynaya Siciid Daa’uud.

Warbixin: Taariikhda Daa'uud Cali Masxaf
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00


XS
SM
MD
LG