Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xiisadda siyaasadeed ee Galmudug


Galmudug

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiisadda ka taagan Galmudug, oo hadda la isku mari la’yahay qabsoomidda doorashada madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, kaddib marki ay hannaanka doorashada kasoo horjeesteen Ahlu Sunna iyo qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka.

Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:35:05 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG