Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caqabado waxbarasho oo ka taagan Awdiinle


Map of Somalia showing Baidoa

Wararka ka imanaya degaanka Awdiinle ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in cabaqado ay soo wajaheen hannaanka waxbarashada gaar ahaan in macaliminiinta iskuullada aysan helin mushahar bilihii u dambeeyey iyo in adeegyada caafimaadka aysan jirin.

Maamulka halkaas ayaa sheegay in iskuullada ku yaalla halkaas ay qarka u saran yihiin in la xiro, ayada oo macallimiinta ay muddo ku shaqeynayeen mushahar la’aan.

Warbixintan waxaa noo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG