Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoyska: Aabe Guursaday 36 Xaas, 89 Carruur ahna Dhalay


Barnaamijka waxaan toddobaadkan idinku hayaa Aabe Soomaaliyeed oo 53 jir ah oo guursaday 36 dumar islamarkaana dhalay 89 carruur ah.

Axmed Jaamac warsame oo ku magacdheer (Ilko-Boqol) waa aabe ilaahay siiyay ubad badan oo gaara 89 oo isugu jira kuwo uu dhalay iyo inta ay sii dhaleen. Waxaa ubadkaasi u dhalay dumar 36 ah oo uu xilliyo kala duwan ku guursaday magaalooyin iyo dalal kala duwan.

Waxa uu barnaamijka uga sheekeeyay guurkaa faraha badan leh oo uu soo maray, ubadka ilaahay siiyay, halka ay joogaan, iyo guud ahaan noloshiisa.

Dhageyso: Sheekada dhex martay Ilko-Boqol iyo Caasho Cuud

Dhageyso: Sheekada Aabaha Guursaday 36-ka Xaas
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:47 0:00


XS
SM
MD
LG