Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wejiga labaad ee msharuuca Shaqo Qaran ee Somaliland


Hargeysa

Somaliland ayaa bilawday wajiga labaad ee mashruuca Shaqo Qaran, kaasi oo shaqo loogu abuurayo ilaa iyo 1,000 dhalinyaro ah kuwaasi oo ka mid ah dhalinyaradii jaamacadaha Somaliland ka baxay.

Hadaba wariyahayaga magaalada Hargeysa ayaa la kulmay qaar ka mid ah dhalinyaro doonaya inay ka qayb galaan, warbixintan ayaanu ka soo diray Hargeysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG