Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug


Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa difaacay habka ay ku socoto diyaar-garowga doorashada hoggaanka ee maamulkaasi.

Weriyahayaga Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa kula kulmay magaalada Dhuusamareeb, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey marxaladda xilligan ee Galmudug?

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG