Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoysas ka barakacay in Al-Shabaab ay ubadkooda askareyso


Wararka ka imanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in qoysas badan ay soo gaareen magaalada Bardaale, kuwaasi oo sheegay in barakacoodu uu xiriir la leeyahay diidmo ay ka keeneen in carruurtoodu ay Al-Shabaab askar ahaan u qorato.

Wariyaha VOA ee Koonfur Galbeed, Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG