Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo kor u qaadeysa nafaqaynta caruurta waxbaraneysa


Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa ka hadashay qorshe cusub oo kor loogu qaadayo nafaqeynta caruurta xilliga ay da'da waxbarashada ku jiraan.

Talaabadan ayaa waxaa ay wasaaraddu sheegtay iney muhiim u tahay fahamka ardayda waxbaraneysa, sida uu kusoo waramayo Khadar Maxamed Cakule oo warkan ka soo diray magaalada Hargeysa.

Nafaqada caruurta waxbaranaysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00


XS
SM
MD
LG