Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhoofka xoolaha ee Imaaraatka oo dib u bilowday


Waxaa dib u bilowday dhoofinta xoolaha nool ee laga rarayo dekedda magaalada Boosaaso kuwaasi oo loo rarayo dekeddaha dalka Imaaraadka Carabta.

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa muddo shan sano ka badan waxa ay hakad gelisay in xoolaha nool ee ka iman jiray Soomaaliya loo raro dalkeeda.

Howlahan dib u bilaabista dhoofka xoolaha nool ee dekedda Boosaaso waxaa warbixintan nooga soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

Dhoofka xoolaha ee Imaaraatka oo dib u bilowday
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:42 0:00


XS
SM
MD
LG