Askari ka tirsan ciidanka booliska ee gobolka Awdal ayaa saaka waabarigii koox hubaysani ku duleen deegaanka Afraagaa oo 15 km kaga began dhanka galbeed magaalada Boorama.
Askariga ayaa ilaalo ka ahaa xero ay degenaayeen shirkad biyo-gelin ka samaynaysay magaalada.Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan noo soo diray.