Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhismaha waddada Afgooye oo laga shiray


Wakiiladda wadamada Turkey iyo Qatar iyo shirkadda dhisaysay jidka Afgooye iyo Muqdisho ayaa la kulamy, Ra'iisal wasaaraha iyo taliyeyaasha ciidamada ammaanka ee Soomaaliya.

Dhinacyada ayaa waxay ka wada hadleen sida ay suurto gal u tahay sii wadista dhismaha jidkaasi oo dhawr jeer shaqaalaha dhisaya la weeraray. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan noo soo diray.

Warbixin dhismaha waddada Muqdisho iyo Afgooye
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:06 0:00


XS
SM
MD
LG