Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ENEZ: Ma joojineyno dhismaha jidka Muqdisho iyo Afgooye


Seracettin Aksun
Seracettin Aksun

Shirkadda ENEZ oo ah shirkad laga leeyahay Turkiga oo dhisaysa jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegtay inaysan joojinayn hawsheeda isla markaana ay dhammaystirayso dhismaha jidkaasi.

Go’aanka shirkadda ayaa imanaya ayada oo laba weerar oo ay fuliyeen maleeshiyada Al-Shabaab ay laba shaqaale ah uga dhinteen lix kalena uga dhaawacmeen.

Nuur Bukhaari oo ka tirsan VOA ayaa waraysi gaar ah la yeeshay Agaasimaha shirkaddaasi ee Soomaaliya Seraajatiin Ashkun. Su’aasha ugu horraysa ee uu weydiiyey ayaa ah – goorma ayaad bilowdeen dhismaha waddada?

ENEZ: Ma joojineyno dhismaha jidka Muqdisho iyo Afgooye
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:47 0:00


XS
SM
MD
LG